Si fudud ula soco Melbet Partners oo bilow lacag ka qaadashada barnaamin sare oo xiriirka ah

Hambalyo, waxaad ku biirtay Barnaamijka xiriirka Melbet! Aad ayey u fududahay in lala qabsado.

Halkani waa tilmaan degdeg ah si loo hubiya inaad hesho sharadkaaga bilaashka ah.

tilaabada 2aad - ku darida mareegta

Ma rabtaa inaad goobtaada ku darto barnaamijkeena xiriirka? Haday sidaas tahay taabo "Ku dar goob" qeybta dhinaca bogga hore.

Marka xigta, geli lifaaqa goobtaada, noo sheeg luuqadeeda, iyo nooca qeybta ay tahay. Waa fudeyd, sax?

tilaabada 3aad - helida agabyada xayaysiiska

Melbet Partners waxay ku talinaysaa keliya sawirada rasmiga ah iyo qoraalada si loo horumariyo alaabteena.

Waxaad iyaga ku heli kartaa:

  • codsashada alaabaha oo laga codsanayo kooxda caawinaada,
  • rukumashada bogagga baraha bulshada rasmiga ah ee ay leedahay Melbet, ama
  • tagista qeybta Suuq-geynta Alaabaha ee bogga Xayeysiinta Alaabaha

Dooro qaabka aad jaceshahay (tusaale, boorka), iyo inaad fiirso alaabaha diyaarka ah.

Hadda waxaad heshay boorar iyo alaabo kale oo xayesiin ah, maxaa xiga?

tilaabada 5aad - soo saarida lambarada qiima dhimista

Lambarada qiima dhimista ayaa macaamiisha u oggolaanaya inay helaan gunno badan marka ay is-diiwaangeliyaan, taas oo ka dhigaysa fursadaada mid aad u soo jiidata dhageystiyaashaada.

Nidaamyada qeybta Lambarada Qiima dhimista waa kuwa fudud. Keliya dooro goobtaada iyo waxa aad rabto in loogu waco lambarka qiima dhimista. Isku day oo ka dhig mid fudud oo la xusuusan karo.

Hadda meel fog oo la aado ma jirto, keliya waxaa jira hal qalab oo dheeri ah in la fiiriyo.

tilaabada 6aad - la bixitaanada

Hadda, aan eegno qeybta ugu wanaagsan ee la shaqeynta La-howlgalayaasha Melbet. Si aad u codsato la bixidaada koowaad, waxaad u baahan tahay inaad la xiriirto maamulahaaga gaarka ah. Markaas ka dib, shaqada ayaa si toos ah loo galayaa, adigana waxaad heleysaa lacagta aad heshay todobaad kasta. Qadarka ugu yar ee aad la bixi karto waa $30. Hambalyo! Hadda, waxaad u diyaarsan tahay inaad lacag ka qaadato lamaanayaasha Melbet! Bilow safarkaaga si aad hadda u guuleysato dhaqaalana uga hesho iskaashiga shirkadda sharadka hoggaaminaysa.

tilaabada 7aad - warbixinada

Macluumaadka barnaamijka xiriirka waa la cusboonaysiiyaa saacad kasta, lacagaha komishanka xiriirkana waxaa la xisaabiyaa maalinta xigta.

Bogga ugu weyn ee akoonkaaga waxaad ka arki kartaa macluumaad degdeg ah, oo ay ku jiraan:

Lacagaha diyaarka u ah in lalabaxo

Komishankii shalay

Bishaan

30 kii maalmood ee la soo dhaafay iyo wadarta

Waxaad macluumaad aad u faahfaahsan ka arki kartaa qeybta gaarka ah ee Warbixinnada:

Guud-mar kooban - halkan waxaad ka heli kartaa macluumaadka guud ee muddo kooban. Sidoo kale waxaad soo saaran kartaa warbixinnada goobaha iyo alaabaha si shaqsi ah.

La bixitaan

Si aad u hesho lacagtaada ugu horreysa, waxaad u baahan doontaa inaad la xiriirto kooxda caawinta ee barnaamijka xiriirinta. ka dib lacagtaada si toos ah ayaa loo wareejinayaa. Komishanka waxaa la bixiyaa mar todobaadkiiba (komishanka todobaadka laga bilaabo Isniin ilaa Axad waxaa la bixinayaa Talaadada xigta), iyadoo la tixgelinayo lacagta la qaatay inay ka badan tahay xayndaabka lacag la-bixidda oo ah $30.

Xiriirada

Waxaan ku farxi doonnaa inaan kaa caawino wixii su 'aalo ah aad qabto ee la xiriira barnaamijka xiriirka