COOKIES
MACLUUMAADKA LAGU KEYDIYEY AALADAADA
Markaad gasho adeegyadeena, waxa laga yaabaa inaan ku kaydinno macluumaadka aaladaada ogolaanshahaaga. Macluumaadkan waxaa loo yaqaan 'xog kaydiyayaasha', kuwaas oo ah faylal qoraal yar oo ka kooban xarfo iyo lambaro loogu talagalay duubista waxyaabaaha aad doorbidayso. Xog kaydiyayaasha waxa lagu kaydiyaa aaladaada marka aad isticmaasho adeegyadeena marka aad booqanayso mareegteena iyo boggageena onlaynka ah.
Waxaan sidookale isticmaalnaa waxyaabaha la wadaago ee deegaanka "xog keydiyaasha degdega ah". Xog keydiyaasha degdega ah waxay lamid yihiin kookiska barowsarka. Waxay noo ogolaadaan in aan xasuusanno dookhyadaada marka aad booqato boggagayaga oo aad kaydiso xogta aan u baahanahay si aan u ciyaarno wax maqal ama muuqaal ah.
Midkoodna xog kaydiyaasha ama xog kaydiyaasha degdega ah looma isticmaali karo si loo galo qalabkaaga ama loo isticmaalo macluumaadka kombiyuutarkaaga.
Waxaan kaliya u isticmaalmaanaa xog kaydiyayaasha iyo xog kaydiyayaasha la wadaago ee maxaliga ah inaan wax kula socono.
Waxaan kaliya u isticmaalnaa hababkan si aan u raadraacno isticmaalkaaga adeegyadeena si aan ugu diwaangalino waxyaabaha aad dooranayso.
Xog kaydiyayaasha waxay naga caawiyaan la socodka booqadayaasha mareegteena, hagaajinta adeegyadeena, inaan kuu fududayno inaad gasho iyaga oo kordhiso xiisaha aad u qabto adeegyadeena.
Waxaan xog keydiyaasha degdega ah iyo xog keydiyaasha kale u istcmaalnaa inay nagu caawiyaan xayeysiinta haboon ee bartilmaameedka ah.
XOG KAYDIYAYAASHA AASAASIGA AH
Xog kaydiyaasha aasaasiga ah ayaa loo adeegsadaa si loogu oggolaado isticmaaleyaasha inay dhex maraan mareegaha oo ay adeegsadaan sifooyinkooda, sida gelitaanka meelaha aaminka ah ee mareegaha ama samaynta macaamil dhaqaale. Xog kaydiyaashan waxay fududeeyaan isticmaalka mareegaheena.
HABRAACA DIWAANGALINTA
Xog kaydiyaashan waxa haynayaan macluumaad la uruuriyey xliga diiwaangelinta waxayna noo ogolaanayaan inaan helno macluumaad badan adigu kugu saabsan oona kuu aqoonsano macaamil ahaan aana ku siinio adeegyada aad rabto. Waxaan sidoo kale laga yaaba in xogtan u isticmaali karnaa inaan si wanaagsan u fahamno danahaaga onlaynka ah iyo dooqyadaada iyo inaan si joogta ah aan u hormarino madasheena iyo adeegyadeena.
MAREEGTEENA
Xog kaydiyaasha waxaan u isticmaalnaa inaan macluumaad kaga aruurino kuwa soo booqadyaasha mareegta.
Adeegayaasheena waxay isticmaalan sadex nooc oo xog kaydiyaal kala duwan.
Xog kaydiyayaasha noocaan ah waxaa kaliya oo loo qoondeeyay kombuyuutarkaaga muddada aad booqanaysid mareegteena. Xog kaydiyayaasha ku xiran kulan waxay kaa caawinayaa inaad si dhakhso leh u gasho mareegteena iyo, haddii aad tahay macaamiil diiwaangashan, waxay noo oggolaataa inaan ku siino macluumaadka adiga kugu habboonn oo aan awoodno. Xog kaydiyayaashaan si toos ah ayay u dhacaan marka aad xirto daalacadaada.
Xog kaydiyaasha joogtada ah waa nooc xog kaydiyaasha oo kujira kumbiitarkaaga mudo, kooban (iyadoo loo eegayo xog kaydiyaha). Xog kaydiyaasha degdega ah ah sidoo kale waa la keydiya.
Xog kaydiyayaasha noocaan ah wuxuu noo oggolaanayaa inaan aqoonsano oo aan tirino tirada booqdayaasha mareegteena oo aan aragno sida booqdeyaasha u isticmaalaan adeegyadeena. Midani waxay naga caawinaysaa inaan hormarino habka ay u shaqeeyaan mareegaheena, tusaale ahaan, anagoo hubinayna inaad si fudud u gali karto oo aad u heli karto waxaad raadineyso.
Doorashada haddii aad aqbasho xog kaydiyaasha iyo in kale ayaa had iyo jeer kugu soo degi doonta.
Inta badan daalacashada shabakadu waxay si toos ah u aqbalaan xog kaydiyaasha, laakiin waxaad wax ka beddeli kartaa goobaha daalacaada si ay kuugu oggolaadaan inaad gacanta ku aqbasho xog kaydiyaasha haddii aad doorbidayso.
Waxaad isticmaali kartaa daalacaada mareegtaada:
tuur dhamaan xog kaydiyaasha;
xir dhamaan xog kaydiyaasha;
ogolow dhamaan xog kaydiyaasha;
xir xog kaydiyaasha qolada sadexaad;
nadiifi dhamaan xog kaydiyaasha marki daalacaada ay xiran tahay;
furo fadhiga "barowsarka gaar"/"qarsoodiga ah" oo kuu ogolaanaya inaad gasho internetka iyadoo aan xog lagu keydinin aaladaada;
soo degso ku-darista iyo gelinta si aad u dheerayso dooqyada barowsarka.
Halkee ayaan ka heli karaa macluumaadka sida aan u maareyo xog kaydiyaasha?
Macluumaad ku saabsan xog kaydiyayaasha Internet Explorer
Macluumaad ku saabsan xog kaydiyayaasha Chrome ka
Macluumaad ku saabsan xog kaydiyayaasha Firefox
Macluumaad ku saabsan xog kaydiyayaasha Safari
Macluumaad ku saabsan xog kaydiyayaasha Opera
XOG KAYDIYAYAASHA DEGDEGA AH
Waxaad bedeli kartaa hanaanka Falsh Player kaaga si aad isaga ilaaliso isticmaalka xog kaydiyaasha degdega ah. Hanaanka maareyaha Flash Player kaaga wuxuu kuu ogolaanayaa inaad maareysid dooqyadaada.
Haddii aad doorato inaad damiso dhammaan xog kaydiyaasha biraawsarkaaga, nasiib darro ma awoodid inaad isticmaasho qaar ka mid ah sifooyinka iyo adeegyada shabakadayada, iyo adeegyada qaarkood si sax ah uma shaqayn doonaan. Tusaale ahaan, ma awoodi doono inaan kaydino luqadaada is-dhex-galka ah ee aad dooratay.